Connect with us

WARARKA

Xasan iyo socdaalka Nairobi: Maxaad ka ogtahay labada runta iyo halka beenta ah?

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Talaadaddii tegay magaalada Nairobi markii shanaad wax ka yar afar bilood.

Safarka madaxweynaha ayaa mucaaradka ku ladheen arrimo shidaal, balse waxaa taas beeninaya shirweynaha Bangiga Horumarinta Afrika, kaas oo leh qeyb heer madaxweyne ah.

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud inkasta oo lagu dhaliilo karo in uusan wax badan u hanbeynin ra’iisul wasaarihiisa Xamza Cabdi Barre, marka laga hadlayo safarada heerka sare, haddana safarkaan wuxuu leeyahay labo ujeedo oo isa saaran.

Click to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

More in WARARKA