Connect with us

Bilicda

SUUQA UGU QURUXDA BADAN #somaliland .

Wuxu ragg u kaco rabbina aqbalo way rumawda. Shalay iyo maanta . Marki la so guryo noqday magalada waxba ma oil gurina ma dhisnayn raggi xilliga joogay waxba ayay ka bilaaween waxaanay soo gaadhsiiyeen gubashada ka hor sidu aha ! Imakana hadii allah suuro galiyay magalao cusub aduun weeye barri wuxu la tartami suuqyada kale . Lkn ayan la ilaabin ha loo dhug lahaado wixi shalay dhacay hadaan la ogan cidda ka dambaysay barrina inay samayn karto?

Click to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

More in Bilicda