Connect with us

Ciyaaraha

Si Toos Ah Ula Soco Saxiixyada Dhacaya Maalinta Ugu Dambaysa Suuqa Kala Iibsiga.


Waxa maanta lagu jiraa maalintii ugu dambaysay ee suuqa kala iibsiga iyada oo uu suuqu si Rasmi ah u xidhmi doono.

Kooxo badan ayaa la filayaa in ay dhaq-dhaqaaq badan ka sameeyaan suuqa kala iibsiga iyaga oo doonaya in ay xoojiyaan kooxda.

Xiddigo badan ayaa sidoo kale doonaya in ay ku biiraan kooxo kale si ay joogto ugu ciyaaraan kubada cagta.

Hadaba halkan kala soco heshiisyada dhaca daqiiqad kasta adiga oo ku so laabanaya Page-kan.

11:39: Adduun sucuudiga ka ciyaarta ee Al Ahli ayaa u muuqata mid dhamaystiraysa labada heshiis ee ugu waaweyn maalinta ugu dambaysa suuqa kala iibsiga.
Adduun sucuudiga ayaa lagu soo waramayaa in ay hesiis la gaadhay kooxaha Napoli iyo Brentford iyaga oo la saxiixanaya xiddigaha Victor Osimhen Iyo Ivan Toney.

12:11 Adduun Arsenal ayaa gudeheeda ka fiirsanaysa in ay u dhaqaaqdo saxiixa xiddiga kooxda chelsea ee Raheem Sterling.

Click to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

More in Ciyaaraha