Connect with us

Ciyaaraha

Shaxda Ugu Fiican Todobaadka Prmeier League Oo La Soo Saaray.


Waxa la soo afjaray kulamadii 4-aad ee tartanka champions League iyada oo la ciyaaray kulamo xiiso leh.

Kooxaha Man United, Man City, Arsenal iyo chelsea ayaa dhamaantood guulo muhiim ah ka gaadhay kulamadii horyaalka.

Adduun Liverpool ayaa guuldaro lama filaan ah kala kulantay kooxda Nottingham Forest kulan ka dhacay Anfield.

Kooxaha chelsea iyo Brighton ayaa shaxda ku leh xiddigaha ugu badan iyaga oo ku leh min 2 xiddig.

Kooxaha Ipswich, Man United, Man City, Arsenal, Fulham, Crystal Palace iyo Aston Villa ayaa shaxda ku leh min hal xiddig.

 

Click to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

More in Ciyaaraha