Connect with us

WARARKA

SHARIIF iyo FAHAD oo wada-hadallo ku leh Turkey iyo isbaheysi la dhisayo

 Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed iyo Fahad Yaasiin, agaasimihii hore ee hay’adda NISA iyo la-taliyihii amniga qaranka madaxweyne Farmaajo, ayaa wada-hadal ku leh dalka Turkiga, sida ay sheegeen ilo-wareedyo lagu kalsoon yahay.

Wararka ayaa sheegaya in kulanka looga hadlayo sidii isbaheysi siyaasadeed ay u sameysan lahaayeen labada dhinac kaasi oo ka dhan ah madaxweyne Xasan Sheekh, oo hadda mudo xileedkiisu galay sanadihii dhammaadka.

Wararka ayaa sheegaya in Fahad Yaasiin uu kulankan uga wakiil yahay madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.

Click to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

More in WARARKA