Connect with us

Xogta

Saraakiil qaraxyada u qaabilsanaa Al-Shabaab oo la dilay (Magacyada) – Allbanaadir.com





Taliska ciidanka nabad sugida iyo Sirdoonka qaranka ee NISA ayaa sheegay inay duqeyn ku dileen Horjoogayaashii Qaraxyada u qaabilsanaa Al shabaab

Howlgalkan ayaa ka dhacay degaanka Jambaluul ee goboilka Sh/hoose waxaana qoraal ka soo baxay NISA lagu sheegay magacyada sadex horjooge iyo ilaaladooda oo duqeyntaas lagu qaarajiyey.

HOOS KA AKHRISO WAR SAXAAFADEED



Click to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

More in Xogta