Connect with us

Ciyaaraha

Man United Oo Real Madrid Ku Garaacday Saxiixa Leny Yoro


Adduun Man United ayaa u muuqata kuwo ku guulaystay saxiixa daafaca dhexe ee kooxda Lille Leny Yoro.

Sida uu sheegay Fabrzio Romano, Man United ayaa Real Madrid ku garaacday saxiixa xiddiga aadka loo qiimeeyo ee Leny Yoro.

Saxafiga ayaa intaas ku daray in ay Man United diyaarisay in uu Leny Yoro tijaabada caafimaadka u maro kooxda.

Adduun ayaa qorshaynaysa in ay dhamaysirto saxiixa xiddiga kadib markii ay kooxda Lille la heshiisay qiimaha todobaadkii hore.

Wali waxa dhiman shaqo in la dhamaystiro laakiin Man United ayaa ku kalsoon in ay dhamaystiri doonto saxiixa xiddiga.

Click to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

More in Ciyaaraha