Connect with us

Ciyaaraha

Liverpool Oo Ku Dhaw Saxiixa Xiddig Khadka Dhexe Ah.


Liverpool ayaa bilowday dhaq-dhaqaaqa suuqa kala iibsiga iyada oo doonaysa in ay xoojiso khadka dhexe.

Liverpool ayaa ku dhaw saxiixa xiddiga khadka dhexe ee kooxda Real Sociedad ee Martin Zubimendi.

Xiddiga khadka dhexe ee Martin Zubimendi ayaa lagu bur-burin karaa heshiiskiisa lacag dhan 60 milyan oo euro.

Romano ayaa sheegay in ay Liverpool diyaar u tahay in ay bixiso lacagta lagu bur-burin karo heshiiska xiddiga.

Isla Saxafiga ayaa sheegay in ay labada kooxood wada bilaabi doonaan wadahadalo ku saabsan xiddiga khadka dhexe.

Click to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

More in Ciyaaraha