Connect with us

Ciyaaraha

Liverpool Oo Dar-Dar Galinaysa Baacsiga Daafaca Goncalo Inacio.


Liverpool ayaa la sheegay in ay diirada saartay daafaca dhexe ee Sporting Lisbon Goncalo Inacio.

Wargayska O Jogo ayaa sheegaya in tababaraha cusub ee Liverpool Arne Slot uu ku wargeliyay madaxda Anfield inuu doonayo daafac dhexe oo cusub.

Inacio ayaa la fahamsan yahay inuu yahay bartilmaameedka ugu sarreeya ee Liverpool, iyadoo 22-sano lagu bur-burin karo heshiiskiisa lacag dhan 60 milyan oo euro.

Daafaca lugta bidix ku ciyaara ayaa hal kulan ku bilowday Portugal Euro 2024, guuldaradii 2-0 ee ka soo gaartay Georgia.

Reds ayaa xddiga u doonaysa in uu noqdo badalka mustaqbalka ee Virgil Van Dijk.

Click to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

More in Ciyaaraha