Connect with us

Ciyaaraha

Kooxaha Ugu Guulaysiga Badan Koobka Community Shield-ka Ka Hor Kulanka Maanta.


Kooxaha Man City iyo Man United ayaa isaga hor iman doona kulanka Community Shield-ka ee ka hor bilowga xilli ciyaareedka cusub.

Man United ayaa ah kooxda ugu guulaysia badan koobka Community Shield-ka iyaga oo ku guulaystay 21 jeer taariikhda tartanka.

Waxa ku xiga Arsenal oo 17 jeer ku guulaystay koobka Waxa ku xiga Liverpool oo ku guulaystay 16 jeer halka ay Everton ku xigto kuna guulaystay 9 jeer.

Adduun Tottenam ayaa ku xigta oo ku guulaystay koobka 7 jeer halka ay Man City ku xigto kuna guulaystay 6 jeer.

Chelsea ayaa ah kooxda ku xigta waxana ay ku guulaysteen 4 jeer koob taariikhda tartanka.

Click to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

More in Ciyaaraha