Connect with us

WARARKA

IMF oo Soomaaliya u fasaxday malaayiin dollar – Maxay tahay lacagtan cusub?

Guddiga sare ee hay’adda lacagta adduunka ee IMF ayaa soo gaba-gabeeyay dib-u-eegistii 1-aad ee dhaqaalaha Soomaaliya, kadib hannaankii deyn-cafinta.

Guddiga sare ee IMF ayaa Soomaaliya u fasaxay, una ogolaaday in Soomaaliya si deg-deg ah loo siiyo lacag dhan 10 milyan oo doolar, si ay ugu taageeraan siyaasadda dhaqaale ee Soomaaliya.

Go’aanka gaba-gabada ah ee guddigu soo saaray ayaa lagu fasaxay lacagtaan cusub oo taageero u ah horumarinta siyaasadda dhaqaalaha iyo qorsheyaasha dib-u-habaynta maaliyadda dalka.

Click to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

More in WARARKA