Connect with us

Ciyaaraha

Halka Uu Martin Zubimendi Ka Gali Karo Shaxda Liverpool


Liverpool ayaa lagu soo waramayaa inay aad u xiiseyneyso saxiixa khadka dhexe ee daafaca Real Sociedad Martin Zubimendi.

25-sano jirkaan ayaa noqon kara saxiixii ugu horreeyay ee xilli ciyaareedkii Arne Slot, waxaana uu calaamad u noqon doonaa saameynta tababaraha ee suuqa kala iibsiga kooxda.

Waxaa la sheegay in xiddiga heerka caalami ee dalka Spain uu kooxda ka badali doono Wataru Endo kaas oo laga yaabo in uu ka tago kooxda.

Tababaraha reer Netherlands ayaa ku ciyaara shaxda 4-2-3-1 waxana uu u baahan yahay xiddig ku fiican khadka dhexe ee daafaca sidoo kale ciyaari kara baasas badan.

Hadaba waxa la soo bandhigay halka uu Zubimendi Ka gali karo shaxda Liverpool hadii uu yimaado kooxda.

Click to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

More in Ciyaaraha