Connect with us

Ciyaaraha

Gareth Southgate Oo Afka Furtay Kadib Markii Uu Ka Tagay Xulka England.


Tababaraha xulka qaranka England ee Gareth Southgate ayaa afka furtay kadib markii uu ka tagay shaqada tababaranimo ee xulka.

Gareth Southgate ayaa ka tagay booskiisa xulka England kadib markii uu xulku ku fashilmay final-kii tartanka Euro 2024.

“Anigoo ah nin Ingiriis ah, waxa ay ahayd sharaf weyn in aan u ciyaaro xulka England kadib tababare u noqdo”ayuu yidhi.

“Wax walba ayay aniga ila tahay, aniguna waxaan siiyey xulka wax walba oo aan awoodo”.

“Laakiin waa waqtigii isbeddelka, iyo cutub cusub. Waxaan ka tagayaa doorkeyga”ayuu sii raaciyay.

Click to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

More in Ciyaaraha