Connect with us

Ciyaaraha

Arsenal Oo Xasuuqday Bayer Leverkuse


Adduun Arsenal ayaa xasuuqday kooxda Leverkusen kulan ka tirsanaa isku diyaarinta xilli ciyaareedka cusub.

 

Kulanka oo ka dhacay Emirates ayaa ahaa mid ay Arsenal ku soo gashay inta badan xiddigaha kooxda 1-aad.

Xiddiga Oleksandr Zinchenko ayaa hogaanka u dhiibay Arsenal daqiiqadii 8-aad waxana uu ciyaarta ka dhigay 1/0.

Leandro Trossard ayaa daqiiqadii 9-aad dhaliyay goolka 2-aad ee Arsenal waxana uu ciyaarta ka dhigay 2/0.

Xiddiga Gabriel Jesus ayaa daqiiqadii 38-aad dhaliyay goolka 3-aad ee Arsenal isaga oo ciyaarta ka dhigay 3/0.

Qaybtii dambe ayuu xiddiga Kai Havertz dhaliyay goolka 4-aad ee ciyaarta waxana uu ka dhigay 4/0.

Adduun Bayer Leverkusen ayaa daqiiqadii 76-aad dhaliyay goolka 1-aad waxana u dhaliyay Hlozek kaas oo ciyaarta ka dhigay 4/1.

Click to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

More in Ciyaaraha