Connect with us

WARARKA

Qorshaha ay DF dalka uga saareyso ciidamada Itoobiya iyo sida uu ku hirgeli karo

 La-taliyaha amniga qaranka madaxweyne Soomaaliya, Xuseen Macallin ayaa sheegay in dhamaadka December ee sanadkaan 2024-ka la qorsheeyey in dhammaan ciidamada Itoobiya ay ka bixi doonaan Soomaaliya.

Xuseen Macalin ayaa sidoo kale sheegay in ciidanka Itoobiya aysan hadda kadib ilaali ka sii ahaa doonin xarumaha muhiimka ah ee dowladda Soomaaliya, isla markaana la qorsheeyey in gabi-ahaantood laga saaro dalka dhamaadka sanadkaan.

‘’Dabcan annaga halka aan ka taaganahay ka dawlad Soomaaliya ahaan, waan caddeyney ciidanka Itoobiya kama mid noqon doono ciidamada sii joogi doona dalka, Diiseembar sanad kan wixii ka dambeeya, arintaasi waa arin dawladda Soomaaliya go’aan ay qaadatay,’’ ayuu yiri Xuseen Macalin. 

Click to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

More in WARARKA