Connect with us

Ciyaaraha

Ayaa Ku Bilowday Kulanka?


Waxa la soo saaray shaxda labada kooxood ee kulanka adag ee community Shield-ka ee u dhexeeya kooxaha Man United iyo Man City.

Erik Ten Hag oo ay kooxdiisu la tacaalayso dhaawacyo ayaa soo saaray shaxda uu kaga hor tagayo Man City.

Maguire oo uu shaki ku jiray taam ahaanshihiisa ayaa ku bilowday daafaca dhexe ee kooxda.

Dhinaca kale Man City Guaridola ayaa shaxdiisa ku bilaabay xiddigo da’yar ah oo ay ka mid yihiin Kovacic, O’Reilly, McAtee, Bobb,

Halkan Kaga Bogo Shaxda Kulanka:

Man City: Ederson, Lewis, Akanji, Dias (C), Gvardiol, Kovacic, O’Reilly, McAtee, Bobb, Doku, Haaland

Man United: Onana; Dalot, Maguire, Evans, Martinez; Casemiro, Mainoo, Mount; Amad, Fernandes, Rashford

Click to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

More in Ciyaaraha