Connect with us

Ciyaaraha

Halka Uu Dani Olmo Ka Gali Karo Shaxda Barcelona.


Adduun Barcelona ayaa xaqiijisay in ay dhamaystirtay saxiixa xiddiga Dani Olmo.

Dani Olmo ayaa ku soo laabtay kooxdii yaraantiisa waxana uu noqday saxiixii ugu horeeyay ee kooxda.

Xiddiga oo wacdaro ka dhigay tartankii Euro Ee uu ku guulaystay Spain ayaa la filayaa in uu muhiim ka noqdo kooxda.

Xiddiga ayaa ka ciyaari kara boosas badan oo uu ka mid yahay weerarka iyo waliba khadka dhexe.

Xiddiga ayaa la filayaa in uu si joogto ah ugu ciyaaro kooxa waxana la soo saaray halka uu Olmo ka gali karo shaxda kooxda Barcelona.

Click to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

More in Ciyaaraha