Connect with us

Ciyaaraha

Erik Ten Hag Oo Ka Fal Celiyay Kulankii Ugu Horeeyay Ee Leny Yoro.


Erik Ten Hag ayaa sheegay in uu Leny Yoro Muujiyay Tayo kulankiisii ugu horeeyay ee Man United.

Yoro ayaa ciyaaray kulankiisii ugu horeeyay ee man United kadib markii uu kaga soo biiray Lille khamiistii.

Xiddiga 18 jirka ah ayaa iska diiday kooxda Real Madrid waxana uu kooxda u qaatay No.15 waxana uu ku bilowday kulankii Rangers.

“Waxa uu u muuqday mid dareemaya raaxo”ayuu Ten Hag yidhi.

“Aad ayaan u sugayaa in aan daawada Yoro oo ciyaaraya”ayuu sii raaciyay.

“Aad ayaan ugu faraxsanahay in aan la soo saxiixanay aad ayaan u sugayaa in aan la shaqeeyo”

Click to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

More in Ciyaaraha