-
Xogta
/ 5 months agoFIQI oo shaaciyay sababta safaaradda Itoobiya looga rari la’yahay Madaxtooyada
Muqdisho (Adduun) – Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi ayaa maanta ka hadlay arrimo xasaasi ah oo ku aadan...
-
Xogta
/ 5 months agoIsrael oo sheegtay inay dishay Yaxye Sinwar oo dhawaan beddelay Ismaaciil Haniya
Tel Aviv (Adduun) – Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Israa’iil Israel Katz ayaa xaqiijiyay in hoggaamiyihii Xamaas Yaxye Sinwar uu geeriyooday. Wuxuu...
-
Xogta
/ 5 months agoONLF oo dib u qiimeyneysa heshiiskii nabadda ee Abiy Axmed ay la galeen 6 sano ka hor
Jigjiga (Adduun) – Ururka ONLF ayaa sheegay inay dib u qiimaynayaan heshiiskii nabada ay la galeen dowlada Itoobiya sanadkii 2018-kii, kaas...
-
Xogta
/ 5 months agoItoobiya oo kumanaan askari soo gelisay Soomaaliya
Addis-Ababa (Adduun) – Itoobiya ayaa kumanaan askari oo dheeraad ah soo gelisay Soomaaliya, ayada oo aysan ka war hayn dowladda federaalka...
-
Xogta
/ 5 months agoSheekh Shariif oo war culus ka soo saaray qaraxii galabta iyo geerida Abwaan Sugaal
Muqdisho (Adduun) –Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed oo qoraal ka soo saaray qaraxii galabta ka dhacay magaalada Muqdisho ayaa...
-
Xogta
/ 5 months agoFBI-da Mareykanka oo xirtay nin u socday Soomaaliya oo damacsanaa arrin xasaasi ah
Washington (Adduun) – Nin degan gobolka Maryland ee dalka Mareykanka ayaa lagu soo oogay dacwad ah inuu isku dayay inuu taageero...
-
Xogta
/ 5 months agoKu dhowaad 150 qof oo ku dhintay qarax booyad oo ka dhacay…
Abuja (Adduun) – Qarax ayaa kala dhantaalay dad badan oo u soo orday inay gurtaan shidaal ka soo daatay booyad shil...
-
Xogta
/ 5 months agoBooliska oo war kasoo saaray qaraxa Iskuul Buluusiyo + Khasaaraha
Muqdisho (Adduun) – Taliska ciidanka booliska Soomaaliyeed ayaa war kasoo saaray qarax xooggan oo galabta ka dhacay magaalada Muqdisho. Qaraxan oo...