-
Xogta
/ 5 months agoDagaal culus oo dib uga qarxay degmada LUUQ
Luuq (Adduun) – Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya dagaal xoogan oo goordhow dib uga qarxay degmada Luuq ee gobolka Gedo,...
-
Xogta
/ 5 months agoWararkii ugu dambeeyay duqeymo ISRAEL ka fulisay Beyrut iyo Gaz
Gaza (Adduun) – Saacado kaddib marki uu ra’iisul wasaaraha Israel Benjamin Natanyahu uu sheegay in diyaaradaha aanan duuliyaha laheyn lagu bartilmaameedsaday...
-
Xogta
/ 5 months agoSoomaaliya iyo Uganda oo afar qodob ku heshiiyey
Kampala (Adduun) – Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo shalay booqasho rasmi ah ku tagay dalka Uganda ayaa kulan miro-dhal ah...
-
Xogta
/ 5 months agoMasar oo war cusub ka soo saartay ciidamada la filayo in ay usoo dirto Soomaaliya
Qaahira (Adduun) – Wasiirka arrimaha dibadda Masar, Badar Abdelatty, ayaa shaaca ka qaaday in Masar ay dhawaan ciidamo u soo diri...
-
Xogta
/ 5 months agoDF oo shaacisay xogta howlgallo lagu laayey Al-Shabaab iyo geerida Horjooge Sare
Muqdisho (Adduun) – Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka ee NISA oo kaashanaya Saaxiibada Caalamka ayaa howlgallo ay fuliyeen oo...
-
Xogta
/ 5 months agoQaraxyo ay soo dhiibeen Al-Shabaab oo la qabtay iyo rag loo soo xiray
Maxaas (Adduun) – Wararka aynu ka heleyno gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in ciidamada dowladda, kuwa dadka deegaanka iyo Booliska maamulka HirShabelle...
-
Xogta
/ 5 months agoXildhibaan Jacfar oo galabta loola cararay dalka dibadiisa
Muqdisho (Adduun) – Xildhibaan Maxamed Abuukar Jacfar oo aad u xanuunsan ayaa galabta loola cararay magaalada Nairobi ee dalka Kenya, kadib...
-
Xogta
/ 5 months agoCulimo lagu laayay Shabeellaha Dhexe – Yaa geystay dilkooda?
Cadale (Adduun) – Faah-faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya weerar ay xalay maleeshiyaadk hubeysan ka gaysteen duleedka degmada Cadale ee gobolka...