-
-
Xogta
/ 5 months agoDF Soomaaliya oo dalka dib ugu soo celisay dhallinyaro sanado ku xirnaa…
Muqdisho (Adduun) – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta dalka dib ugu soo celisay dhalinyaro badan oo Soomaaliyeed oo muddo ku xirnaa...
-
Xogta
/ 5 months agoSaxafiyad qurba-joog aheyd oo lagu dilay beer ay ku laheyd AFGOOYE
Muqdisho (Adduun) – Amuun Cabdullahi Maxamed, oo aheyd saxafiyad Soomaaliyeed oo qurbo joog ah ayaa lagu dilay degmada Afgooye. Amuun oo...
-
Xogta
/ 5 months agoBOOLISKA oo soo saaray digniin culus oo ku socoto reer Muqdisho – Maxay tahay?
Muqdisho (Adduun) – Taliska ciidanka booliska Soomaaliyeed ayaa maanta soo saaray digniin culus oo ku socota bulshada ku dhaqan magaalada Muqdisho...
-
Xogta
/ 5 months agoMuxuu yahay hab-dhaqanka cusub ee Cabdi Xaashi uu ka qeyliyay?
Muqdisho (Adduun) – Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare ee baarlamaanka Soomaaliya, Mudane Cabdi Xaashi Cabdullahi oo guddoomiyay kulan ay yeesheen golaha ayaa...
-
Ciyaaraha
/ 5 months agoSlot Oo Sharaxay Sababtii Uu U Badalay Mohamed Salah Kulankii RB Leipzig.
Tababaraha Liverpool, Arne Slott, ayaa sharraxay sababta uu u bedelay ciyaaryahankiisa Mohamed Salah, intii lagu jiray kulankii Leipzig ee Champions League....
-
Xogta
/ 5 months agoXasan Sheekh oo deg-deg u wacay Erdogan kadib weerarkii Ankara
Muqdisho (Adduun) – Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa khadka taleefanka kula hadlay dhiggiisa dalka Turkiga Mudane Rajab Dayib Erdogan, kadib...
-
Ciyaaraha
/ 5 months agoFlick Oo Ka Hadlay Guushii Ay Kooxdiisu Ka Gaadhay Bayern Munich.
Tababaraha kooxda Barcelona Hansi Flick ayaa amaanay ciyaartoyda kooxdiisa ka dib guushii weyneyd ee ay ka gaareen Bayern Munich ee Champions...