-
WARARKA
/ 9 months agoXasan iyo socdaalka Nairobi: Maxaad ka ogtahay labada runta iyo halka beenta ah?
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Talaadaddii tegay magaalada Nairobi markii shanaad wax ka yar afar bilood. Safarka madaxweynaha ayaa mucaaradka...
-
WARARKA
/ 9 months agoIMF oo Soomaaliya u fasaxday malaayiin dollar – Maxay tahay lacagtan cusub?
Guddiga sare ee hay’adda lacagta adduunka ee IMF ayaa soo gaba-gabeeyay dib-u-eegistii 1-aad ee dhaqaalaha Soomaaliya, kadib hannaankii deyn-cafinta. Guddiga sare...
-
WARARKA
/ 9 months agoShiinaha oo luuqad adag kula hadlay Somaliland – Maxaa soo kordhay?
Safaaradda Shiinaha ee Soomaaliya ayaa markii u horreysay jawaab adag ka bixisay wafdi ay dhawaan Somaliland u dirtay Taiwan, kuwaasi oo...
-
WARARKA
/ 9 months agoItoobiya oo dal kale la saxiixatay heshiiskii ugu ballaarna oo ku kacaya 1 bilyan dollar
Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed iyo madaxweynaha Koonfur Kuuriya Yoon Suk Yeol ayaa kala saxiixday heshiis cusub oo ku kacaya $1...
-
WARARKA
/ 9 months agoShiinaha oo jawaab adag ka bixiyay arrin ay sameysay Somaliland – Maxaa soo kordhay?
Safaaradda Shiinaha ee Soomaaliya ayaa markii u horreysay jawaab adag ka bixisay wafdi ay dhawaan Somaliland u dirtay Taiwan, kuwaasi oo...
-
WARARKA
/ 9 months agoMadaxweyne Xasan oo Xaadoole farriin culus ugu dhiibay beesha ABGAAL
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xalay hoosta ka xariiqay sida ay uga go’an tahay in garoon diyaaradeed kan ugu weyn...
-
Uncategorized
/ 9 months agoMADAALE oo la xisaabtan ku bilaabay gudoomiyeyaasha degmooyinka
Duqa magaalada Muqdisho, Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa haatan bilaabay la xisaabtan dhab ah oo uu ku sameynayo dhammaan guddoomiyeyaasha degmooyinka...
-
WARARKA
/ 9 months agoKhilaaf ka dhaxeeya madaxweyne Xasan iyo Lafta-gareen oo soo shaac baxay
Waxaa muuqata inuu banaanka usoo baxay khilaaf ka dhaxeeya madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Lafta-gareen....