-
Xogta
/ 3 months agoQATAR oo ku dhowaaqday go’aan culus oo SUURIYA ah kadib ridistii Bashaar Al-Asad
Doha (Adduun) – Safaaradda Qatar ee Suuriya ayaa Talaadada maanta ah dib u billaabaysa howlaheeda shaqo, sida ay shaacisay dowladda Khaliijka...
-
Xogta
/ 3 months agoSomaliland oo war cusub ka soo saartay heshiiska Itoobiya kadib heshiiskii Ankara
Hargeysa (Adduun) – Wasiirka xafiiska baneeyey ee Arrimaha Dibedda Somaliland, Dr. Ciise Kayd Maxamuud, ayaa ka warbixiyay heshiiskii is afgaradka ahaa...
-
Xogta
/ 3 months agoAssad oo lagu arkay Moscow isaga oo…
Moscow (Adduun) – Madaxweynihii dhowaan xilka laga tuuray ee Dalka Suuriya Bashaar Al-Asad ayaa lagu arkay...
-
Xogta
/ 3 months agoXog: Soomaaliya iyo Kenya oo bilaabay qorshe ku saabsan ciidankii DF ee ka gudbay xuduuda
Muqdisho (Adduun) – Dowladda Soomaaliya ayaa maanta bilowday inay dalka ku soo celiso ciidamadii ku jabay dagaalkii Raaskambooni ee gudaha u...
-
Xogta
/ 3 months agoAl-Shabaab oo weerar nooc cusub ah ka bilowday Muqdisho kadib markii ay qarxisay…
Muqdisho (Adduun) – Kooxda Al-Shabaab oo weli dagaal xooggan kula jirto dowladda federaalka ayaa haatan billowday...
-
Xogta
/ 3 months agoDF oo abaal-marin u balan qaaday qofkii keena xogta Xasan Afgooye oo loo heysto kiis adag
Muqdisho (Adduun) – Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka ee NISA ayaa shaacisay inay ku raad-joogto xogta horjooge Xasan Cali Maxamed...
-
Xogta
/ 3 months agoGuddoomiye Amiir oo maanta qaaday tallaabo cusub + Sawirro
Muqdisho (Adduun) – Guddoomiyaha cusub ee maamulka gobolka Banaadir, ahna duqa Muqdisho, Maxamed Axmed Amiir ayaa isaga oo aan weli xilka...
-
Bilicda
/ 3 months agoXAAFADA ARAGSAN EE DEGMADA DHARKENLEY MOGDISHO SOMALIA
Ku soo dhowaada Adduun kala soco Warar, Barnaamijyo iyo Falanqeyn ku saabsan dalka iyo dibadda.