-
Xogta
/ 9 months agoMadaxweyne XASAN ma sumcaddii qaranka ayuu dhaafsaday dan shaqsi ah?
Muqdisho (Adduun) – Qofka madaxda ka ah dal, mid kamid ah shaqooyinka horyaalla waa dhismaha hanka umaddiisa, difaaca sharaftooda iyo kabka...
-
Ciyaaraha
/ 9 months agoAyaa U Gudbi Kara Wareega 16-ka Euro 2024.
Waxa la ciyaari doonaa kulamada Group C ugu dambeeya ee ka tirsan Euro 2024. Xulalka England, Solveia, Denmark iyo Serbia ayaa...
-
Xogta
/ 9 months agoKhasaare culus oo ka dhashay duqeymo cusub oo ISRAEL ay ka fulisay GAZA
Gaza (Adduun) – Saraakiisha caafimaadka Gaza ayaa sheegay in laba weerar oo cirka ah oo ay ciidamada Israa’iil Isniintii ku weerareen...
-
Xogta
/ 9 months agoSomaliland oo si jees-jees uga jawaabtay fursadda uu Xasan usoo bandhigay Itoobiya
Hargeysa (Adduun) – Xukuumadda Somaliland ayaa ka jawaabtay hadalkii shalay uu madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ku shaaciyay in uusan Itoobiya...
-
Xogta
/ 9 months agoNin hal-goob ku gowracay hooyadiis iyo abtigiis, Muqdisho
Muqdisho (Adduun) – Dhacdo naxdin leh ayaa xalay laga soo weriyey degmada Deyniile ee gobolka Banaadir, kadib markii nin uu dilay...
-
Xogta
/ 9 months agoJulian Assange, aas-aasaha WikiLeaks oo lasii deynayo 7 sano kadib – Maxaa isbeddelay?
London (Adduun) – Aas-aasaha website-ka WikiLeaks, Julian Assange ayaa lagu wadaa in todobaadkaan uu qirto inuu danbi galay kuna xad-gudbay sharciga...
-
Ciyaaraha
/ 9 months agoKadib Ciyaar Waali Ahayd Xulka Italy Oo Wakhtigii Dhimashada Bar-Baro La Galay Croatia Iskana Xaadiriyay Wareega 16-ka Euro 2024.
Xulka Italy ayaa daqiiqadihii ugu dambeeyay ee dhimashada ku soo laabatay kulan ay la ciyaarayeen xulka Croatia kulan ka tirsanaa Euro...
-
Xogta
/ 9 months agoMareykanka oo digniin cusub ka soo saaray HESHIISKA Somaliland iyo ITOOBIYA
New York (Adduun) – Dowladda Mareykanka ayaa mar kale diginin xooggan ka bixisay heshiiska badda ee ay galeen Itoobiya iyo maamulka...