-
Xogta
/ 9 months agoXog ka cusub dagaal beeleedkii cuslaa ee ka qarxay MUDUG – Wa sidee maanta xaalku?
Muqdisho (Adduun) – Wararka aan ka helayno dagaal qaraar oo shalay maleeshiyo beeleed ku dhex-maray galbeedka gobolka Mudug ayaa waxay sheegayaan...
-
Xogta
/ 9 months agoPuntland oo qaaday tallaabo culus kadib dagaalkii maanta
Garoowe (Adduun) – Maamulka Puntland ayaa qaaday tallaabo deg deg ah kadib dagaalkii saaka dib uga qarxay galbeedka gobolka Mudug. Puntland...
-
Xogta
/ 9 months agoSOMALILAND ‘oo sii fogaatay’ iyo waxa ka socda Hargeysa oo fajiciso noqday
Hargeysa (Adduun) – Somaliland oo muddo ka badan 30 sano u dhaqmeysay sidii dal madax-banaan, balse aan helin aqoonsi caalami ah...
-
Xogta
/ 9 months agoWasiir CALI BALCAD oo xil cusub loo dhiibay – Maxaa ka jira inay isku dhaceen Fiqi?
Muqdisho (Adduun) – Ra’iisul Wasaaraha XFS Xamse Cabdi Bare ayaa Wasiiru -dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo...
-
Xogta
/ 9 months agoItoobiya oo qiil yaab leh u sameysay ciidankii kasoo gudbay xadka Somalia ee la celiyay
Addis Ababa (Adduun) – Dowladda Itoobiya ayaa ka jawaabtay eedayn ay dhawaan Soomaaliya u gudbisay QM oo ku saabsan in ciidamo...
-
Xogta
/ 9 months agoMuxuu Xasan Sheekh kala hadlay siyaasiyiinta Somaliland ku metesha DF?
Muqdisho (Adduun) –Madaxweynaha JFS Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta kulan Qado sharaf ah la qaatay mas’uuliyiinta hay’adaha dowladda Federaalka ku matala...
-
Xogta
/ 9 months agoITOOBIYA oo sheegtay in go’aanka bixista ciidankeeda uusan quseyn Somalia keliya
Addis Ababa (Adduun) – Dowladda Itoobiya oo ka hadashay go’aanka dowladda federaalka Soomaaliya ee ka dhanka ah ciidamadeeda ku sugan gudaha...
-
Xogta
/ 9 months agoDF oo bayaan culus kasoo saartay dagaalka ka socda gobolka Mudug
Muqdisho (Adduun) – Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa bayaan deg deg ah kasoo saartay colaadda saaka kasoo cusboonaatay gobolka Mudug, gaar ahaan...