-
Xogta
/ 9 months agoGoorta uu furmayo kal-fadhiga barlamanka oo la muddeeyay iyo qorshaha Villada – Xog
Muqdisho (Adduun) – Furitaanka kal-fadhiga 5-aad ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa la muddeeyay inuu furmo 6-da bisha July 2024 oo ku...
-
Ciyaaraha
/ 9 months agoWayne Rooney Oo Guardiola Dusha Ka Saaray Eeda Dhibaatada Xulka England Ee Euro 2024.
Xidigii hore ee Manchester United iyo England Wayne Rooney ayaa dhaleeceyn lama filaan ah u jeediyay tababaraha reer Spain ee Pep...
-
Xogta
/ 9 months agoCiidanka xoogga oo ATMIS kala wareegay saldhig istiraatiji oo ku yaalla…
Kismaayo (Adduun) – Taliska ciidamada howlgalka ATMIS ayaa maanta saldhig kale oo muhiim ah ku wareejiyay ciidamada Xoogga dalka, kaas oo...
-
Xogta
/ 9 months agoWafdiga DF ku metalaya wada-hadallada Itoobiya oo u baxay Turkiga – Maxaa socda?
Muqdisho (Adduun) – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta wafdi culus u dirtay dalka Turkiga, si uu uga qayb-galo wada-hadallo cusub oo...
-
Ciyaaraha
/ 9 months agoRio Ferdinand Oo Sharaxay Sababta Uu Xulka England Fursad Fiican Ugu Haysto In Uu Gaadho Final-ka Euro 2024.
Daaficii hore ee England Rio Ferdinand ayaa aaminsan in saddexda libaax ay haystaan ‘fursadda ugu fiican ee ay ku aadi karaan...
-
Xogta
/ 9 months agoMareykanka oo sheegay in Al-Shabaab ay la wareegi karaan Somalia haddii…
Muqdisho (Adduun) – Taliyaha ciidamada Mareykanka ee AFRICOM General Michael Langley oo ka hadlayay marxaladda kala guurka Soomaaliya oo la filayo...
-
Xogta
/ 9 months agoPUNTLAND oo diiday inay xirto qunsiliyadda Itoobiya ee Garoowe
Garowe (Adduun) – Dowlad goboleedka Puntland ayaa ku gacan seertay dalab horay uga soo baxay dowladda Soomaaliya oo ku aadanaa in...
-
Xogta
/ 9 months agoWararkii ugu dambeeyay doorasho taariikhi ah oo ka dhaceysa Faransiiska
Paris (Adduun) – Dalka Faransiiska waxaa maanta oo Axad ah ka dhaceysa doorasho baarlamaani ah oo waqtigeeda laga soo hormariyay. Wajiga...