-
-
WARARKA
/ 10 months agoXogta heshiis cusub oo Israel ay aqbashay iyo Joe Biden oo farriin u direy Xamaas
Xilli ay ciidamada Israa’iil ay sii wadaan duqaymaha ay ka geysanayaan gudaha magaalada Rafax ayaa madaxweynaha dalka Maraykanka Joe Biden uu...
-
WARARKA
/ 10 months agoQorshaha ay DF dalka uga saareyso ciidamada Itoobiya iyo sida uu ku hirgeli karo
La-taliyaha amniga qaranka madaxweyne Soomaaliya, Xuseen Macallin ayaa sheegay in dhamaadka December ee sanadkaan 2024-ka la qorsheeyey in dhammaan ciidamada Itoobiya...
-
WARARKA
/ 10 months agoSHARIIF iyo FAHAD oo wada-hadallo ku leh Turkey iyo isbaheysi la dhisayo
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed iyo Fahad Yaasiin, agaasimihii hore ee hay’adda NISA iyo la-taliyihii amniga qaranka madaxweyne Farmaajo,...
-
WARARKA
/ 10 months agoXasan iyo socdaalka Nairobi: Maxaad ka ogtahay labada runta iyo halka beenta ah?
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Talaadaddii tegay magaalada Nairobi markii shanaad wax ka yar afar bilood. Safarka madaxweynaha ayaa mucaaradka...
-
WARARKA
/ 10 months agoIMF oo Soomaaliya u fasaxday malaayiin dollar – Maxay tahay lacagtan cusub?
Guddiga sare ee hay’adda lacagta adduunka ee IMF ayaa soo gaba-gabeeyay dib-u-eegistii 1-aad ee dhaqaalaha Soomaaliya, kadib hannaankii deyn-cafinta. Guddiga sare...
-
WARARKA
/ 10 months agoShiinaha oo luuqad adag kula hadlay Somaliland – Maxaa soo kordhay?
Safaaradda Shiinaha ee Soomaaliya ayaa markii u horreysay jawaab adag ka bixisay wafdi ay dhawaan Somaliland u dirtay Taiwan, kuwaasi oo...
-
WARARKA
/ 10 months agoItoobiya oo dal kale la saxiixatay heshiiskii ugu ballaarna oo ku kacaya 1 bilyan dollar
Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed iyo madaxweynaha Koonfur Kuuriya Yoon Suk Yeol ayaa kala saxiixday heshiis cusub oo ku kacaya $1...