All posts tagged "featured"
-
Xogta
/ 6 months agoKu dhowaad 150 qof oo ku dhintay qarax booyad oo ka dhacay…
Abuja (Adduun) – Qarax ayaa kala dhantaalay dad badan oo u soo orday inay gurtaan shidaal ka soo daatay booyad shil...
-
Xogta
/ 6 months agoBooliska oo war kasoo saaray qaraxa Iskuul Buluusiyo + Khasaaraha
Muqdisho (Adduun) – Taliska ciidanka booliska Soomaaliyeed ayaa war kasoo saaray qarax xooggan oo galabta ka dhacay magaalada Muqdisho. Qaraxan oo...
-
Xogta
/ 6 months agoXamza oo shaaciyay arrin qeyb weyn ka qaadatay yareynta musuqa dalka
Muqdisho (Adduun) – Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamza Cabdi Barre ayaa sheegay in teknoolojiyaddu yaraysay musuq-maasuqa, sidoo kalena ay qeyb wayn ka...
-
Xogta
/ 6 months agoWasiirro iska casilay xukuumadda Muuse Biixi xilli uu wajahayo loolan adag
Hargeysa (Caasimada Onlin) – Wasiirro ka tirsan xukuumadda Somaliland ayaa maanta isaga baxay garabka madaxweyne Muuse Biixi Cabdi, iyaga oo is...
-
Xogta
/ 6 months agoQarax xooggan oo ka dhacay magaalada Muqdisho
Muqdisho (Adduun) — Qarax xooggan oo jugtiisa laga maqlay inta badan xaafadaha magaalada Muqdisho ayaa goordhoweyd...
-
Ciyaaraha
/ 6 months agoTuchel Oo Sharaxay Sababta Uu Kaliya Xulka England Ugu Saxiixay Heshiis 18 Bilood Ah.
Tababaraha Xulka England ee Thomas Tuchel ayaa sheegay in aqoon uuna u lahayn shaqada uu qabtay ay sabab u tahay in...
-
Xogta
/ 6 months agoPUNTLAND oo eedeyn culus u jeedisay DF Soomaaliya
Garoowe (Adduun) – Madaxweyne ku-xigeenka dowlad goboleedka Puntland, Ilyaas Lugatoor oo Wariyeyaasha kula hadlayay magaalada Garoowe ayaa eedeyn culus u jeediyay...
-
Ciyaaraha
/ 6 months agoLionel Messi Oo Magacaabay Xiddiga U Qalma Ku Guulaysiga Abaalmarinta Ballon D’Or 2024.
Salaasadii Messi ayaa dhaliyay seddexleydiisii 10-aad ee heer caalamiga ah iyadoo Argentina ay 6-0 ku xasuuqday Bolivia isreebreebka Koobka Adduunka. 37-sano...