All posts tagged "featured"
-
Xogta
/ 6 months agoMagacyada 10-ka wasiir ee ku soo biirtay xukuumadda Xamza iyo is bedelka dhacay
Muqdisho (Adduun) –Xukuumadda Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre waxaa maanta ku soo biiray xubno cusub oo ka mid noqon doona Golaha...
-
Xogta
/ 6 months agoXukuumadda Xamza oo yeelatay ra’iisul wasaare ku-xigeen labaad – Yaa loo magacaabay?
Muqdisho (Adduun) – Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa yeelatay ra’iisul wasaare ku-xigeen labaad, kaasi oo maanta la magacaabay. Wareegto kasoo baxday xafiiska...
-
Xogta
/ 6 months agoMadaxweynaha dalka Brazil oo jeegada ka dhaawacmay
Madaxweynaha Brazil Luiz Inacio Lula da Silva ayaa baajiyay safar uu Axaddi shalay ugu ambabixi lahaa Ruushka, kaddib marki ay dhaqaatiirtiisa...
-
Xogta
/ 6 months agoSomaliland oo markii u horeysay yeelatay diyaarado cusub + Qorshaha
Hargeysa (Adduun) – Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta si rasmi ah u daah-furay diyaarado cusub oo Somaliland yeelan doonto...
-
Ciyaaraha
/ 6 months agoJamie Carragher Oo Magacaabay Xiddig Liverpool Ka Caawin Lahaa Ku Guulaysiga Premier League Xilli Ciyaareedkan
Jamie Carragher ayaa magacaabay xiddig wax weyn ka badli kara Liverpool isla markaas ka caawin kara kooxda Arne Slot in ay...
-
Xogta
/ 6 months agoONLF oo ku dhowaaqday go’aan uga sii daraya xaaladda cakiran ee ITOOBIYA
Jigjiga (Caasimada Onlne) – Ururka ONLF oo soo saaray warsaxaafadeed xasaasi ah ayaa ku dhowaaqay go’aan culus oo uga sii daraya...
-
Ciyaaraha
/ 6 months agoMohamed Salah Oo Hal Shardi Ku Xidhay In Uu Heshiis Cusub U Saxiixo Liverpool.
Ciyaaryahanka garabka uga ciyaara kooxda Liverpool, Mohamed Salah, ayaa shuruud muhiim ah ku xiray inuu u saxiixo qandaraas kordhinta Reds, islamarkaana...
-
Xogta
/ 6 months agoDF Soomaaliya oo qaxootigii ugu badnaa kasoo daabushay dalka…
Muqdisho (Adduun) – Safaaradda Soomaaliya ee dalka Yemen ayaa ku guulaysatay in dalka dib loogu soo celiyo qaxooti Soomaaliyeed oo muddo...