All posts tagged "featured"
-
Xogta
/ 6 months agoDF Soomaaliya oo qorshe culus hordhigeysa QM iyo Midowga Afrika
Muqdisho (Adduun) – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa haatan ku howlan diyaarinta qorshe culus oo ay dooneyso inay hordhigto Qaramada Midoobay iyo...
-
Xogta
/ 6 months agoXogta kulankii Nairobi ee Xasan iyo Ruto oo qodobo xasaasi ah ka wadahadlay
Nairobi (Adduun) –Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ku sugan dalka Kenya ayaa kulan gaar ah la qaatay...
-
Xogta
/ 6 months agoDF oo si yaab leh u qabatay dumar badan oo Shabaab ah oo Ceelbuur u socday
Muqdisho (Adduun) – Xaasaskii Khawaarijta Al-Shabaab ayaa maanta lasoo taagay maxkamadda ciidamada Soomaaliya, kadib markii la qabtay iyagoo u safraya degmada...
-
Xogta
/ 6 months agoSOMALILAND oo shaacisay dilka 68 QOF (Warbixin)
Hargeysa (Adduun) – Taliska ciidanka booliska Somaliland oo soo saaray warbixin xasaasi ah ayaa faah-faahin dheeraad ah ka bixiyay dambiyadii cuslaa...
-
Xogta
/ 6 months agoAbwaanadii u goostay Al-Shabaab oo markii u horeysay kasoo muuqday jiida dagaalka
Muqdisho (Adduun) – Muuqaal ay baahisay kooxda Al-Shabaab ayaa waxaa markii ugu horreysay kasoo muuqday Abwaan Cabdiwaaxid Cali Gama’diid iyo Awabaan...
-
Xogta
/ 6 months agoSoomaaliya oo faa’iido wayn ka heleysa iskaashiga cusub ee Malaysia
Kuala Lumpur (Adduun) – Safiirka cusub ee Soomaaliya u magacowday Malaysia ayaa faah-faahin ka bixiyay xiriirka labada dal, isaga oo soo...
-
Xogta
/ 6 months agoAl-Shabaab oo jab culus lagu gaarsiiyey dagaal maanta ka dhacay gobolka Galgaduud
Dhuusamareeb (Adduun) – Wararka naga soo gaaraya gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in maanta uu ka dhacay dagaal culus oo lagu jabiyay...
-
Xogta
/ 6 months agoKENYA oo 4 qof oo muhiim ah u gacan gelisay TURKIGA
Nairobi (Adduun) – Qaramada Midoobay ayaa walaac ka muujisay dib u celinta afar qof oo qaxooti Turkish ah oo laga masaafuriyey...