All posts tagged "featured"
-
Xogta
/ 4 months agoWarbixin ka hadleysa Heerka Saboolnimadda Soomaaliya oo lasoo bandhigay
Share0 Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta ka...
-
Xogta
/ 4 months agoAxmed Madoobe oo qaaday tallaabo culus oo la xiriirta gobolka GEDO
Garbahaarey (Adduun) – Madaxweynaha maamul goboleedka Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa qaaday tallaabo culus oo la xiriirta gobolka Gedo,...
-
Xogta
/ 4 months agoShirarka Soomaalida iyo shucuurta beenta ah
Muqdisho (Adduun) – Soomaalidu waxay markasta isugu timaadaa shirar noocyo iyo magacyo kala duwan leh, waxayna halkaas ku soo bandhigaan dareen...
-
Xogta
/ 4 months agoShabaab oo wiil dhalinyaro ah ku gowracday Buulomareer + Sababta
Buulomareer (Adduun) – Wararka ka imaanaya gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in maanta kooxda Al-Shabaab ay dhacdo argagax leh ka gaysatay...
-
Xogta
/ 4 months agoXog: DF Soomaaliya oo ciidamo gayneyso gobolka GEDO
Baardheere (Adduun) – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa mar kale qorsheyneyso inay qaado tallaabooyin dheeraad ah oo ka dhan ah maamulka Axmed...
-
Ciyaaraha
/ 4 months agoSterling Oo Go’aan Ka Gaadhay Mustaqbalkiisa Gunners Ka Hor Furitaanka Suuqa January.
Raheem Sterling ayaa lagu soo waramayaa in uu go’aan ka gaaray mustaqbalkiisa ka hor inta uusan furmin suuqa kala iibsiga ciyaartoyda...
-
Xogta
/ 4 months agoMaxaad ka taqaan xildhibaannada xasaanadooda ka doortay xilal dowladeed
Muqdisho (Adduun) – Xildhibaanno ka tirsanaa baarlamaanka 11-aad ee jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya ayaa xilalkooda golaha ku waayey kadib markii ay qabteen...
-
Ciyaaraha
/ 4 months agoAnthony Gordon Oo Ka Jawaabay Wararka La Xidhiidhinaya Liverpool Ka Hor Suuqa January.
Xiddiga Garabka uga ciyaara kooxda Newcastle iyo xulka qaranka England Anthony Gordon ayaa meesha ka saaray wararka la xiriirinaya kooxda Liverpool...