All posts tagged "featured"
-
Ciyaaraha
/ 9 months agoKulamada Wareega 16 Euro 2024 Oo La Ogaaday.
Waxa haatamba la ogaaday qaar ka mid ah kulamada wareega 16 ee euro 2024. Kulamada wareega Group-yada ayaa maraya meel gaba-gabo...
-
Xogta
/ 9 months agoR/Wasaare ku-xigeenka oo guddoomiye ugu yeeray Firdhiye iyo caro ka dhalatay + Video
Muqdisho (Adduun) – Ra’iisul wasaare kux-igeenka dalka, Saalax Axmed Jaamac oo deegaan ahaan kasoo jeeda gobollada waqooyi ayaa xalay khudbad xasaasi...
-
Ciyaaraha
/ 9 months agoWaa Maxay Sababta Denmark Ugu Dhamaystay Meel Ka Saraysa Slovenia Group-ka C Ee Euro 2024.
Group-kii ugu caajiska badanaa tartanka Euro 2024 ayaa soo dhamaaday iyada oo kulankii ugu dambeeyay lagu kala baxay bar-baro gool la’aan...
-
Xogta
/ 9 months agoCiidamada DF oo howlgal ku dilay xubno Shabaab ah kana furtay HUB + Sawirro
Ceeldheer (Adduun) – Wararka naga soo gaaray gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in maanta ciidamada dowladda iyo kuwa Macawiisleyda ay howlgal culus...
-
Xogta
/ 9 months agoMuuse Biixi oo shaaciyay go’aanka kama dambeysta ah ee heshiiska badda (Daawo)
Hargeysa (Adduun) – Madaxwweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi ayaa mar kale ka hadlay arrimo xasaasi ah oo ku aadan heshiiska badda...
-
Xogta
/ 9 months agoFARMAAJO oo war culus soo saaray, kana hadlay dagaallada ka qarxay…
Muqdisho (Adduun) – Madaxweynihii hore ee dowladda Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullahi Maxamed (Farmaajo) oo warsaxaafadeed soo saaray ayaa ka hadlay xuska...
-
Ciyaaraha
/ 9 months agoMan United Oo Si Lama Filaan Ah Ugu Dhaqaaqaysa Xiddiga Ka Ciyaara Premier League
Manchester United ayaa lagu soo waramayaa inay ka fiirsaneyso inay u dhaqaaqdo weeraryahanka dhexe ee Everton Dominic Calvert-Lewin inta lagu guda...
-
Xogta
/ 9 months agoXAMZA oo luuqad adag kula hadlay SOMALILAND runtana u sheegay
Muqdisho (Adduun) – Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, Mudane Xamza Cabdi Barre oo xalay ka qayb-galay munaasabadda xuska 26-ka June oo lagu qabtay...