All posts tagged "featured"
-
Xogta
/ 9 months agoWararkii ugu dambeeyay dagaal culus oo dib uga qarxay gobolka MUDUG
Gaalkacyo (Adduun) – Wararka naga soo gaaraya gobolka Mudug ayaa sheegaya in saaka uu dib uga qarxay dagaal u dhexeeyo laba...
-
Ciyaaraha
/ 9 months agoChelsea Oo Wadahadalo La Furtay Xiddig Ka Ciyaara Premier League.
Chelsea ayaa lagu soo waramayaa inay wax ka weydiisay suurtogalnimada ay kula soo wareegi karto weeraryahanka Newcastle United Alexander Isak. Blues...
-
Xogta
/ 9 months agoWaa kuma ninka lagu wareejiyay furaha Kacbada kadib geeridii Sheikh Saalax?
Makka (Adduun) – Maamulka Boqortooyada Sacuudi Carabiya ayaa ku dhawaaqay Cabdul Wahab bin Zain Al Abidin Al Shaibi inuu yahay shakhsiga...
-
Xogta
/ 9 months agoDowladda Bolivia oo ka badbaadday isku day afganbi – Sidee wax u dhaceen?
Sucre (Adduun) – Madaxweynaha dalka Bolivia Luis Arce ayaa sheegay, in Arbacadi shalay ay fashiliyeen isku day afganbi oo ay fuliyeen...
-
-
Xogta
/ 9 months agoNOLOSHA & BARWAAQADDA DOOLOW, SOMALIA!
Barnaamijkaan wuxuu ku saabsan yahay nolosha dhabtaa ee dadka ku nool degmada Doolow, ee gobolka Gedo, Somalia
-
Ciyaaraha
/ 9 months agoChelsea Oo Dhamaystirtay Saxiixa Xiddig Ay Kala Soo Wareegtay Barcelona.
Adduun Chelsea ayaa dhamaystirtay saxiixa xiddiga kooxda Barcelona ee Marc Guiu sida uu xaqiijiyay Fabrizio Romoano. Romano ayaa sheegay in ay...
-
Xogta
/ 9 months agoAskar jebisay amar ay bixisay dowladu oo lasoo xiray – Maxaa loo heystaa?
Muqdisho (Adduun) – Howlgal ay sameeyeen Ciidanka Booliska Gobalka Banaadir oo kaashanaya hey’adaha ammaanka caasimadda Muqdisho ayaa soo xiray eedeysanayaal gaaraya...