Latest News
-
Xogta
/ 10 months agoCiidamada DF oo burburiyay saldhigyo ay lahaayeen Al-Shabaab
Xudur (Adduun) – Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya howlgal qorsheysan oo ay maanta ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed ka sameeyeen qaybo...
-
Xogta
/ 10 months agoKaalin intee le’eg ayuu Cali Guudlaawe ku lahaa hakinta kursigii Fahad Yaasiin?
Buug la magac baxay Garsoore Garoon aan Sharci ka Jirin oo uu qoray Guddoomiyihii hore ee Guddiga Doorashooyinka Dadban ee loo...
-
Xogta
/ 10 months agoBOOLISKA oo faahfaahiyay howlgalka ka socda Dab-damiska
Muqdisho (Adduun) – Afhayeenka ciidamada booliska Soomaaliyeed, Cabdifitaax Aadan Xasan oo maanta shir jaraa’id u qabtay Wariyeyaasha ayaa ka warbixiyay howlgalka...
-
Ciyaaraha
/ 10 months agoMichael Olise Oo Sharxay Sababta Uu Isaga Diiday Man United Iyo Chelsea, Sabab.
Michael Olise ayaa dhamaystiray ku biiristiisa kooxda Bayern Munich kadib markii uu iska diiday kooxaha Arsenal iyo chelsea. Kooxaha chelsea iyo...
-
Xogta
/ 10 months agoXubno ka tirsan kooxda DAACISH oo isa soo dhiibay
Boosaaso (Adduun) – Wararka naga soo gaaraya gobolka Bari ayaa sheegaya in maanta xubno ka tirsan kooxda Daacish ay isku soo...
-
Xogta
/ 10 months agoCiidamada DF oo howlgal culus ku qaaday xaafadda Dab-damiska kuna bilaabay…
Muqdisho (Adduun) – Ciidamo la tirsan kuwa dowladda federaalka Soomaaliya ayaa saaka howlgal culus kula jarmaaday xaafadda Dab-damiska ee degmada Wadajir,...
-
Xogta
/ 10 months agoXogta shir xasaasi ah oo qeyb ka tahay NISA oo ka qabsoomay MUQDISHO
Muqdisho (Adduun) – Shirka amniga caasimada ayaa ka qabsoomay magaalada Muqdisho, kaasi oo looga hadlayay dardar-gelinta...
-
Xogta
/ 10 months agoMaxay tahay lacagta Soomaaliya uu ka rabo ururka EAC inay ku bixiso 12 bil gudahood?
Muqdisho (Adduun) – Bishan July waxaa bilowday sanad dhaqaaleedka ururka bulshada bariga Afrika ee ay dhawaan xubin ka noqotay Soomaaliya, waxaana...