Latest News
-
Xogta
/ 10 months agoXamza oo wada-hadal xasaasi ah qasriga Baqdaad kula yeeshay Cabdi-Ladiif Rashiid
Muqdisho (Adduun) – Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Xamza Cabdi Barre ayaa maanta kulan muhiim ah la qaatay madaxweynaha dalka Ciraaq, Mudane...
-
Xogta
/ 10 months agoXasan Sheekh oo ka degay Asmara + Qorshaha safarkiisa (Sawirro)
Asmara (Adduun) – Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta safar shaqo ku tagay magaalada Asmara ee caasimada dalka Eritrea. Madaxweynaha...
-
Xogta
/ 10 months agoXizbullah oo weerar culus ku qaaday saldhig muhiim ah oo Israel ay leedahay
Beirut (Adduun) – Ururka Xisbullah ee Lubnan ee taageerada ka hela Iran ayaa shaaciyay inay diyaaradaha aanan duuliyaha laheyn ku weerartay...
-
Ciyaaraha
/ 10 months agoBarcelona Oo Ka Hadashay Wararka La Xidhiidhinaya Nico Williams.
Madaxweynaha kooxda Barcelona ee Joan Laporta ayaa ka hadlay wararka la xidhiidhinaya xiddiga kooxda Athletic Bilbao ee Nico Williams. Barcelona ayaa...
-
Ciyaaraha
/ 10 months agoMan United Oo War Fiican Ka Heshay Tartanka Loogu Jiro Saxiixa Joshua Zirkzee
Agaasimaha ciyaaraha Adduun Ac Milan ee Zlatan Ibrahimović ayaa xaqiijiyay in ay kooxdiisu ka baxday tartanka loogu jiro saxiixa xiddiga Joshua...
-
Xogta
/ 10 months agoNatiijo lama filaan ah oo kasoo baxday doorashada Faransiiska
Paris (Adduun) – Natiijo lama filaan ah ayaa kasoo baxday wareegi labaad ee doorashadi baarlamaaniga aheyd ee Axaddii shalay ka dhacday...
-
Ciyaaraha
/ 10 months agoShaxda Ugu Fiican Wareegii 8 Dhamaadks Euro 2024 Oo La Soo Saaray.
Waxa la soo afjaray kulamadii wareega 8 dhamaadka tartanka Euro 2024 oo maraya meel xiiso leh. 4 xul ayaa u gudbay...
-
Xogta
/ 10 months agoXAMZA oo war culus kasoo saaray dagaalka LUUQ
Muqdisho (Adduun) – Warsaxaafadeed kasoo baxay xafiiska ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, Mudane Xamza Cabdi Barre ayaa looga hadlay dagaal beeleedka maalmaha qaatay...