-
Xogta
/ 6 months agoSomaliland oo heshiis kale oo xasaasi ah la gashay Imaaraadka Carabta
Hargeysa (Adduun) – Wasaaradda Macdanta iyo Tamarta ee maamulka Somaliland ayaa heshiis isfahan wada shaqeyn ah la saxiixatay shirkad laga leeyahay...
-
Xogta
/ 6 months agoDF oo garoonka Aadan Cadde ka mamnuucday diyaaradaha Droones-ka + Sababta
Muqdisho (Adduun) – Dowladda Soomaaliya ayaa garoonka Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho ka mamnuucday diyaaradaha meelaha fog laga hago ee Droones-ka...
-
Xogta
/ 6 months agoXamza oo maanta dhagax dhigay qeybo cusub oo lagu soo kordhinayo…
Muqdisho (Adduun) – Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamsza Cabdi Barre oo dhagax dhigay mashruuca dib-u-dhiska Tuulada Cayaaraha ee Stadium Muqdisho. Ra’iisul Wasaaraha...
-
Xogta
/ 6 months agoCiidanka xoogga oo Shabaab kala wareegay degaan Istaraatiiji ah kadibna burburiyay…
Kismaayo (Adduun) – Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed iyo Daraawiishta Jubbaland ayaa maanta la wareegay deegaanka Qudus ee gobolka Jubbada Hoose. Deegaankan...
-
Xogta
/ 6 months agoMaxaad ka ogtahay saddexda arrin ee Eritrea ay muhiim ugu tahay Soomaaliya?
Muqdisho (Adduun) – Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa tiro dhowr jeer ah ku laabtay waddanka Eritrea. Waa mid kamid ah saddexda dal...
-
Xogta
/ 6 months agoMuranka ku gadaaman kursiga SAALAX iyo waxa uu ka qabo xeerka Aqalka Sare
Muqdisho (Adduun) – Raysal wasaare ku xigeenka Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Saalax Axmed Jaamac ayaa ka horyimid talaabadii guddoomiyaha Aqalka sare uu...
-
Xogta
/ 6 months agoDAGAAL culus oo dib uga qarxay duleedka CADALE
Cadale (Adduun) – Wararka naga soo gaaraya gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa sheegaya in xalay dagaal beeleed khasaare gaystay uu ka dhacay...
-
Xogta
/ 6 months agoSarkaal ka tirsanaa NISA iyo ilaaladiisa oo lagu dilay AFGOOYE
Afgooye (Adduun) – Faah-faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya sarkaal ka tirsanaa ciidanka NISA, sidoo kalena ahaa taliyihii amniga ee waaxda...