-
Xogta
/ 6 months agoXamaas oo ku dhowaaqday geerida Yaxye Sinwar
Gaza (Adduun) – Kooxda Xamaas ayaa goordhow xaqiijisay geerida Yaxye Sinwar, oo isagu dhawaan beddelay hoggaamiyihii hore ee Ismaaciil Haniyah. Dilka...
-
Xogta
/ 6 months agoDuqeyn culus oo maanta ka dhacday bariga gobolka GALGADUUD
Dhuusamareeb (Adduun) – Waxaa maanta bariga gobolka Galgaduud dowlad-goboleedka Galmudug ka dhacay duqeyn xooggan oo ay...
-
Xogta
/ 6 months agoSacuudiga oo taageeray qorshaha Masar ee Soomaaliya xilli ay kasii dareyso xiisadda Itoobiya
Qaahira (Adduun) – Dowladaha Masar iyo Sacuudiga ayaa isku raacay in la taageero madax-banaanida dhuleed ee Soomaaliya, iyada oo Riyadh soo...
-
Xogta
/ 6 months agoAxmed Madoobe oo ayiday go’aan kasoo baxay DF Soomaaliya
Muqdisho (Adduun) – Madaxweynaha dowlad-goboleedka Jubbaland Axmed Madoobe ayaa ayiday go’aan horey uga soo baxay dowladda federaalka, kaas oo lagu mamnuucay...
-
Xogta
/ 6 months agoWaa kuma madaxweyne ku-xigeenka cusub ee Kenya ee beddelaya Gachagua la cayriyay?
Nairobi (Adduun) – Baarlamaanka Kenya ayaa ugu dambeyn soo gaba-gabeeyay toddobaadyo mowjado siyaasadeed oo dalkaasi uu dhexda ka galay, kaas oo...
-
Xogta
/ 6 months agoFIQI oo shaaciyay sababta safaaradda Itoobiya looga rari la’yahay Madaxtooyada
Muqdisho (Adduun) – Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi ayaa maanta ka hadlay arrimo xasaasi ah oo ku aadan...
-
Xogta
/ 6 months agoIsrael oo sheegtay inay dishay Yaxye Sinwar oo dhawaan beddelay Ismaaciil Haniya
Tel Aviv (Adduun) – Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Israa’iil Israel Katz ayaa xaqiijiyay in hoggaamiyihii Xamaas Yaxye Sinwar uu geeriyooday. Wuxuu...
-
Xogta
/ 6 months agoONLF oo dib u qiimeyneysa heshiiskii nabadda ee Abiy Axmed ay la galeen 6 sano ka hor
Jigjiga (Adduun) – Ururka ONLF ayaa sheegay inay dib u qiimaynayaan heshiiskii nabada ay la galeen dowlada Itoobiya sanadkii 2018-kii, kaas...