-
Xogta
/ 6 months agoXildhibaan Jacfar oo galabta loola cararay dalka dibadiisa
Muqdisho (Adduun) – Xildhibaan Maxamed Abuukar Jacfar oo aad u xanuunsan ayaa galabta loola cararay magaalada Nairobi ee dalka Kenya, kadib...
-
Xogta
/ 6 months agoCulimo lagu laayay Shabeellaha Dhexe – Yaa geystay dilkooda?
Cadale (Adduun) – Faah-faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya weerar ay xalay maleeshiyaadk hubeysan ka gaysteen duleedka degmada Cadale ee gobolka...
-
-
Xogta
/ 6 months agoMadaxweyne Xasan oo ka dagay dalka Uganda + Qorshihiisa
Kampala (Adduun) – Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Kampala ee...
-
Xogta
/ 6 months agoMarkab ay soo dirtay dowladda Turkiga oo yimid Muqdisho – Muxuu sidaa?
Muqdisho (Adduun) – Dekedda wayn ee magaalada Muqdisho waxaa maanta soo gaaray markab sida shixnad gargaar ah, kaas oo ay soo...
-
Xogta
/ 6 months agoCiidamada KENYA oo wareejiyay saldhig ku yaalla JUBBALAND
Kismaay (Adduun) – Taliska howlgalka ATMIS ee Midowga Afrika ayaa saldhigga deegaanka Kudhaa ee gobolka Jubbada Hoose maanta ku wareejiyay ciidamada...
-
Xogta
/ 6 months agoHorjoogayaal iyo Shabaab badan oo maanta la dilay + Magacyada
Muqdisho (Adduun) – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa faah-faahin dheeri ah ka bixisay howlgal khasaare culus lagu gaarsiiyay kooxda Al-Shabaab oo maanta...
-
Xogta
/ 6 months agoDiyaarad ay qaraxyo ka buuxaan oo weerartay guriga Netanyahu
Tel Aviv (Adduun) – Diyaarad nuuca aan duuliyaha lahayn oo qaraxyo ay ka buuxaan ayaa waxaa...