-
Xogta
/ 6 months agoXasan Sheekh oo caawa safar ku tegay Jabuuti iyo qorshe culus oo socda
Jabuuti (Adduun) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa caawa lagu soo dhaweeyey magaalada...
-
Xogta
/ 6 months agoNidaamka doorasho ee ku haboon Somalia – Yaa qaldan Xasan iyo mucaaradka?
Muqdisho (Adduun) – Sooyaalka codbixinta waa mid fog, oo la bilowdey ilbaxnimooyinkii bini’aadanka kuwoodii ugu horreeyay, waxey taariikhyahannadu sheegaan in bulshooyin...
-
Xogta
/ 6 months agoXogta xubno SHABAAB ah oo maanta usoo gacan galay dowladda
Muqdisho (Adduun) – Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa maanta howlgal qorsheysan kusoo qabtay laba xubnood oo ka tirsan kooxda Al-Shabaab. Howl-galkan...
-
Xogta
/ 6 months agoXasan Sheekh oo maanta ka degay dalka…
Bujumbura (Adduun) – Wafdi uu hoggaaminaayo madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta gaaray magaalada Bujumbura ee dalka Burundi, kadib casuumaad...
-
Xogta
/ 6 months agoFARMAAJO ma wuxuu dacwo ka yahay wixii uu shalay sameeyay mise?
Muqdisho (Adduun) – Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa walaac xooggan ka muujiyay farriinta ay dowladda kasoo saartay shirkii...
-
Xogta
/ 6 months agoMuxuu yahay dhawaaqa jugta culus ee goordhow laga maqlay Muqdisho?
Muqdisho (Adduun) – Magaalada Muqdisho ee caasimada dalka ayaa waxaa goordhoweyd si weyn looga maqlay dhawaaqa...
-
Xogta
/ 6 months agoPuntland oo qabatay nin ka yimid Israel oo ku biiray Daacishta Soomaaliya
Boosaaso (Adduun) – Ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee PSF-ta Puntland ayaa xalay soo bandhigay nin ajnabi ah oo ay...
-
Xogta
/ 6 months agoPuntland oo DF u jeedisay eedeymo culus “waxaa nasoo caaya ciyaal ay madaxdu dhaleen”
Garowe (Adduun) – Madaxweyne ku xigeenka dowlad goboleedka Puntland Ilyaas Cismaan Lugatoor oo sheegay inuu aad ula socdo warbaahinta iyo arrimaha...