-
Xogta
/ 10 months agoNatiijo lama filaan ah oo kasoo baxday doorashada Faransiiska
Paris (Adduun) – Natiijo lama filaan ah ayaa kasoo baxday wareegi labaad ee doorashadi baarlamaaniga aheyd ee Axaddii shalay ka dhacday...
-
Xogta
/ 10 months agoXAMZA oo war culus kasoo saaray dagaalka LUUQ
Muqdisho (Adduun) – Warsaxaafadeed kasoo baxay xafiiska ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, Mudane Xamza Cabdi Barre ayaa looga hadlay dagaal beeleedka maalmaha qaatay...
-
Xogta
/ 10 months agoCiidamada DF oo burburiyay saldhigyo ay lahaayeen Al-Shabaab
Xudur (Adduun) – Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya howlgal qorsheysan oo ay maanta ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed ka sameeyeen qaybo...
-
Xogta
/ 10 months agoKaalin intee le’eg ayuu Cali Guudlaawe ku lahaa hakinta kursigii Fahad Yaasiin?
Buug la magac baxay Garsoore Garoon aan Sharci ka Jirin oo uu qoray Guddoomiyihii hore ee Guddiga Doorashooyinka Dadban ee loo...
-
Xogta
/ 10 months agoBOOLISKA oo faahfaahiyay howlgalka ka socda Dab-damiska
Muqdisho (Adduun) – Afhayeenka ciidamada booliska Soomaaliyeed, Cabdifitaax Aadan Xasan oo maanta shir jaraa’id u qabtay Wariyeyaasha ayaa ka warbixiyay howlgalka...
-
Xogta
/ 10 months agoXubno ka tirsan kooxda DAACISH oo isa soo dhiibay
Boosaaso (Adduun) – Wararka naga soo gaaraya gobolka Bari ayaa sheegaya in maanta xubno ka tirsan kooxda Daacish ay isku soo...
-
Xogta
/ 10 months agoCiidamada DF oo howlgal culus ku qaaday xaafadda Dab-damiska kuna bilaabay…
Muqdisho (Adduun) – Ciidamo la tirsan kuwa dowladda federaalka Soomaaliya ayaa saaka howlgal culus kula jarmaaday xaafadda Dab-damiska ee degmada Wadajir,...
-
Xogta
/ 10 months agoXogta shir xasaasi ah oo qeyb ka tahay NISA oo ka qabsoomay MUQDISHO
Muqdisho (Adduun) – Shirka amniga caasimada ayaa ka qabsoomay magaalada Muqdisho, kaasi oo looga hadlayay dardar-gelinta...