-
Xogta
/ 9 months agoMadaxweyne XASAN oo u tegay ciidamada cirka ee loo tababarayo Somalia + Sawirro
Asmara (Adduun) – Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo haatan ku sugan dalka Eritrea ayaa isaga oo uu weheliyo Madaxweynaha...
-
Xogta
/ 9 months agoXasan oo markii labaad ka dhuuntay shacabkiisa iyo sumcad xumo uu ka dhaxlayo
Muqdisho (Adduun) – Maanta shacabkii deganaa xaafada Dab-demiska way ilmeynayaan, madaxweyne Xasan Sheekhna wuxuu ka degay waddanka Eritrea. Waxyar maskaxdaada dib...
-
Xogta
/ 9 months agoFirdhiye oo qodobo xasaasi ah kala hadlay IGAD kadib kulan ka dhacay Jabuuti
Jabuuti (Adduun) – Hoggaamiyaha Maamulka KMG ah ee SSC Khaatumo Cabdulqaadir Axmed Aw-Cali (Firdhiye) oo booqasho rasmi ah ku jooga Dalka...
-
Xogta
/ 9 months agoCiidanka ISRAEL oo duullaan hor leh ku qaaday waqooyiga Gaza
Gaza (Adduun) – Ciidamada Israel ayaa aad ugu sii siqay gunta magaalada ugu weyn Marinka Gaza, iyaga oo sheegay in ay...
-
Xogta
/ 9 months agoXildhibaano Aadan Madoobe ugu tegay qorshe ka dhan ah Villa Somalia
Muqdisho (Adduun) – Xildhibaano ka tirsan Golaha Shacabka oo guddoomiye Sheekh Aadan Madoobe la kulmay ayaa u sheegay in aan ajendaha...
-
Xogta
/ 9 months agoFirdhiye iyo Geelle oo yeeshay kulan xasaasi ah xilli ay Jabuut is-hayaan Somaliland
Jabuuti (Adduun) – Hoggaamiyaha SSC-Khaatumo Cabdiqaadir Axmed Aw-Cali oo booqasho rasmi ah ku jooga Jamhuuriyadda Jabuuti ayaa kulan xasaasi ah la...
-
Xogta
/ 9 months agoCiidanka dowladda oo ka hortagay qorshe halis ah oo Al-Shabab la damacsaneyd…
Dhuusamareeb (Adduun) – Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed iyo dadka deegaanka ayaa howl-gal culus ka fuliyay dhulka hawdka ah ee u dhaxeeya...
-
Xogta
/ 9 months agoXasan iyo Xamza midkee diidan reer Puntland? – Xog
Muqdisho (Adduun) – Hoggaanka booliska Soomaaliya ayaa la filayaa inuu isbeddel ku dhaco. Wararka la xiriira in xilkaan la siinayo taliyihii...