-
Ciyaaraha
/ 9 months agoArsenal Oo Man United Ka Hor Istaagi Karta Saxiixa Xiddig Khadka Dhexe Ah.
Arsenal ayaa wadahadalo la yeelatay mid ka mid ah ciyaartoyda ugu wanagsan Spain Euro 2024, sida lagu sheegay warbixin cusub waxayna...
-
Ciyaaraha
/ 9 months agoTababaraha Liverpool Oo Ka Hadlay Qorshaha Kooxdiisa Ee Suuqa Kala Iibsiga.
Tababaraha Liverpool ee Arne Slot ayaa ka hadlay Qorshaha suuqa kala iibsiga kooxdiisa. Slot ayaa la hadlay wariyayaasha ka hor kulanka...
-
Ciyaaraha
/ 9 months agoReal Madrid Iyo Chelsea Oo Ka Shaqaynaya In Ay Is Dhaafsadaan laba Xiddig.
Kooxaha Chelsea Iyo Real Madrid ayaa doonaya in ay is dhaafsadaan laba xiddig inta lagu jiro suuqa kala iibsiga xagaaga. Blues...
-
Ciyaaraha
/ 9 months agoAc Milan Oo Doonaysa Xiddig U Soo Ciyaaray Man United
Wargeyska Talyaaniga ka soo baxa ee “Gazzetta dello Sport” ayaa soo wariyay in maamulka Milan ay ka fikirayaan inay la soo...
-
Ciyaaraha
/ 9 months agoTrent Alexander-Arnold Oo Go’aan Ka Gaadhay Mustaqbalkiisa Xilli Uu Xiiso Ka Helayo Real Madrid.
Xiddiga daafaca uga ciyaara Liverpool ahna kabtan ku xigeenka Liverpool ee Trent Alexander-Arnold ayaa go’aan ka gaadhay mustaqbalkiisa. Trent Alexander-Arnold ayuu...
-
Ciyaaraha
/ 9 months agoLaba Kooxood Oo Kaliya Oo Aan Wax Saxiix Ah Samayn Suuqa Xagaagan.
Kooxaha Premier League ayaa sameeyay saxiixyo suuqa kala iibsiga xagaagan marka laga reebo laba kooxood. Laba kooxood ayaan ilaa haatan wax...
-
Ciyaaraha
/ 9 months agoArne Slot Oo Soo Saaray Liiska Xiddigaha Liverpool Aadi Doona Dalka USA Isku Diyaarinta Xilli Ciyaareedka Cusub.
Tababaraha Adduun Liverpool ee Arne Slot ayaa soo saaray liiska xiddigaha ay kooxdu uga qayb gali doonto kulamada isku diyaarinta xilli...
-
Ciyaaraha
/ 9 months agoPep Guardiola Oo Ka Jawaabay Wararka La Xidhiidhinaya Xulka England.
Pep Guardiola ayaa sheegay inuu ‘aad ugu faraxsan yahay’ Manchester City oo uu diirada saarayo kaliya xilli ciyaareedka soo socda xilli...