-
Ciyaaraha
/ 7 months agoMessi Iyo Ronaldo Oo Markii Ugu Horaysay Aan Loo Sharixin Abaalmarinta Ballon d’Or
Majalada France Football ayaa soo saartay Liiska xiddigaha u tartami doona abaalmarinta Ballon d’Or 2024. Laakiin waxa Liiska 30-ka xiddig gabi...
-
Ciyaaraha
/ 7 months agoLiiska xiddigo si lama filaan Ah Uga Maqan liiska Ballon d’Or-ka 2024.
Arbacadii, 30 musharax oo u sharaxan abaal marinta Ballon d’Or 2024 ayaa la magacaabay, waxaana ay magacaabistaas abuurtay muran badan. Waxa...
-
Ciyaaraha
/ 7 months agoMan United Oo Diiday Dalab Laga Soo Gudbiyay Saxiixa Antony Maalintii Ugu Dambaysay Suuqa?
Real Betis ayaa lagu soo waramayaa in ay ku fashilantay in ay amaah kula soo wareegto weeraryahanka Manchester United Antony maalintii...
-
Ciyaaraha
/ 7 months agoKulamada Uu Mikel Merino Ka Maqnaan Doono Arsenal Oo La Ogaaday Kadib Dhaawacii Garabka Ka Soo Gaadhay.
Saxiixa cusub ee Arsenal Mikel Merino ayaa dhaawac garabka ah ku maqnaan doona ilaa bartamaha bisha October sida ay sheegayaan wararku....
-
Ciyaaraha
/ 7 months agoBarcelona Oo Shaacisay Sababta Ka Dambaysa Go’aankii Ay Ku Iibisay Gundogan.
Madaxweynaha kooxda Barcelona ee Joan Laporta ayaa shaaca ka qaaday in ka tagistii xiddiga khadka dhexe ee Ilkay Gundogan ee kooxda...
-
Ciyaaraha
/ 7 months agoWakhtiga Ay Man United Shaqada Ka Caydhin Doonto Erik Ten Hag Oo La Ogaaday Kadib Guuldaradii Liverpool.
Adduun Man United ayaa lagu soo waramayaa in ay go’aamisay wakhtiga ay shaqada ka caydhinayso tababare Erik Ten Hag. Erik Ten...
-
Ciyaaraha
/ 7 months agoArsenal Oo War Xun Ka Heshay Dhaawaca Mikel Merino.
Ciyaaryahanka cusub ee Arsenal Mikel Merino ayaa la filayaa inuu garoomada ka maqnaado labada bilood ee soo socota, sababa la xiriira...
-
Ciyaaraha
/ 7 months ago4 Arin Oo Laga Bartay Qaab Ciyaareedka Liverpool Ee Bishii Ugu Horaysay Xilli Ciyaareedka.
Inkasta oo ayna samayn saxiixyo badan suuqii xagaaga, Koooxda Liverpool ayaa si fiican ku bilaabatay xilli ciyaareedka. Adduun ayaa badisay 3...