-
Ciyaaraha
/ 7 months ago3 Xiddig Oo Buuxin Kara Khadka Dhexe Ee Arsenal Iyada OO Kooxdu La Dhibaatoonayso Dhaawacyo
Wakhti caadi ah Tababare Mikel Arteta ayaa ku riyoonaya in uu iska garab ciyaarsiiyo xiddigaha Martin Odegard, Declan Rice iyo Mikel...
-
Ciyaaraha
/ 7 months agoPep Guardiola La Siin Doono Lacag Uu Ku Xoojiyo Kooxdiisa Suuqa January.
Manchester City ayaa lagu soo waramayaa inay siin doonto Pep Guardiola 100 milyan oo euro suuqa January si uu ugu xoojiyo...
-
Ciyaaraha
/ 7 months agoMan United Oo Markii 2-aad Ku Fashilantay Saxiixa Adrien Rabiot.
Manchester United ayaa u muuqata inay markii labaad ku fashilantay saxiixa xiddiga Adrien Rabiot iyada oo wararku sheegayaan in heshiiska ay...
-
Ciyaaraha
/ 7 months agoPaul Scholes Oo Magacaabay Saxiixii Abid Ugu Xumaa Ee Man United Samayso.
Halyeeyga Man United ee Paul Scholes ayaa u magacaabay Mark Bosnich mid ka mid ah saxiixyadii ugu xumaa ee ay sameyso...
-
Ciyaaraha
/ 7 months agoBarcelona Oo War Xun Ka Heshay Xaalada Dani Olmo.
Spain ayaa Dani Olmo dib ugu dirtay Barcelona kadib markii uu dhaawac jilibka ah kasoo gaaray kulankii ay barbaraha 0-0 la...
-
Ciyaaraha
/ 7 months agoMatthijs de Ligt Oo Shaaciyay Sababtii Uu Ugu Biiray Man United, Ma Ahan Erik Ten Hag Dartiis?
Matthijs de Ligt ayaa beeniyay wararka sheegaya inuu ku biiray Manchester United si uu ula midoobo tababare Erik ten Hag. Daafaca...
-
Ciyaaraha
/ 7 months agoRiccardo Calafiori Oo Laga Saaray Waajibaadka Xulka Qarankiisa.
Arsenal ayaa waxaa soo wajahay cabsi dhaawac iyadoo Riccardo Calafiori lagu qasbay inuu ka baxo xulka Italy Axadii. 22-sano jirkaan ayaa...
-
Ciyaaraha
/ 7 months agoWaa Maxay Sababta Uu Declan Rice U Diiday In Uu Ku Dabaal-Dago Xulka Irland?
Xiddiga khadka dhexe ee xulka qaranka England ee Declan Rice ayaa gool ka dhaliyay xulka Ireland kulan ka tirsanaa Nations League....