WARARKA DHEERAAD AH
-
News
/ 4 hours agoKadib dhacdadii Mareykanka, FIFA oo ku dhawaaqday in garsoore Cartan la siinayo…
Nairobi (Adduun.com) – Hay’adda ugu sarreysa kubadda cagta adduunka ee FIFA ayaa ku dhawaaqday in garsoore Cumar Cartan la siin doono...
-
News
/ 6 hours agoSawirro: Cabdiraxmaan Cirro oo maanta ka degay Israa’iil – Sidee loogu soo dhaweeyay
Tel Aviv (Adduun.com) – Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) ayaa booqasho rasmi ah ku tegay dalka Israa’iil, halkaas oo si...
-
News
/ 7 hours agoMaxaa ka socda duleedka magaalada Baydhaba?
Baydhabo (Adduun.com) – Wararka ka imaanaya magaalada Baydhabo ee xarunta ku-meel-gaarka ah ee dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed ayaa sheegaya in halkaasi ay...
-
News
/ 8 hours agoIsrael oo saldhig sirdoon ka sameysatay Somaliland
Hargeysa (Adduun.com) – Israel ayaa saldhig sirdoon ka sameysatay Somaliland, sida ay sheegtay warbaahinta Drop Site News ee Mareykanka oo soo...
-
News
/ 9 hours agoMareykanka iyo Iran oo maanta saxiixaya heshiis taariikhi ah oo lagu soo afjarayo dagaalka
Washington (Adduun.com) – Dowladda Mareykanka iyo Jamhuuriyadda Islaamiga ah ee Iiraan ayaa la filayaa inay maanta kala saxiixdaan heshiis lagu doonayo...
-
News
/ 21 hours agoTrump oo shaaciyey xilliga la saxiixayo heshiiska Iran iyo Israel oo aad u caraysan
Washington (Adduun.com) – Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay in Mareykanka iyo Iran ay Axadda saxiixi doonaan heshiis nabadeed oo dib...
-
News
/ 22 hours agoXasan Sheekh oo shaaciyey laba arrin oo mucaaradka ay rabaan oo uusan aqbali karin
Muqdisho (Adduun.com) – Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku eedeeyay siyaasiyiinta mucaaradka ah inay ka soo horjeedaan hirgelinta doorasho qof...
-
News
/ 23 hours agoLoolan xoogan oo loogu jiro kursigii uu baneeyay Aadan Madoobe
Muqdisho (Adduun.com) – Waxaa haatan bilowday loolan xoogan oo loogu jiro xilka guddoomiyaha Golaha Shacabka, oo uu banneeyay Sheekh Aadan Maxamed...
-
News
/ 1 day agoMadaxweyne Xasan Sheekh oo shaaciyay xiriir kala dhexeeyo Farmaajo
Muqdisho (Adduun.com) – Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo wareysi xasaasi ah bixiyay ayaa ka hadlay arrimo ku aadan xaaladda...
-
News
/ 1 day agoQaraxyo lagu diyaariyay magaalada Jowhar oo la fashiliyay
Jowhar (Adduun.com) – Faah-faahinno dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa howlgallo ay ciidamada ammaanka HirShabelle ka sameeyeen Jowhar, kuwaas oo lagu...

